"Lacagtii Saarneyd Diyaarada Imaaraadka Puntland Baa Qeyb Laheyd.." Madaxweyne Gaas +[ Muuqaal]

0
Tuesday April 17, 2018 - 10:36:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Lacagtii Saarneyd Diyaarada Imaaraadka Puntland Baa Qeyb Laheyd.." Madaxweyne Gaas +[ Muuqaal]

    Garoowe (Ilays-News):- Madaxweynaha dowlad gobolleedka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe (Ilays-News):- Madaxweynaha dowlad gobolleedka

Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in lacagtii todobaadkii hore dowlada Soomaaliya ay ku qabatay garoonka diyaaradaha Muqdisho qeyb ka mid ah Imaaraadku ugu talagaleen ciidamada ku sugan deegaannada Puntland oo ay tababaraan.


‘’Haa lacagtaa $3 Milyan iyo 600 oo Kun oo ka mid ah Puntland ayaa qeyb ahaan laheyd sida uu inoo sheegay safiirka, waayo Puntland waxaa ku sugan Kumannaan ciidamo ah oo ay tababaraan Imaaaraadka, lacagtaana waxaa loogu talagalay mishaarka iyo saadka ciidamada’’ ayuu yidhi Cabdwali Maxamed Cali Gaas oo u waramay VOA.



Madaxweyne Gaas ayaa beeniyay in ay Puntland isaga baxeen tababarayaashii Imaaaraadka isaga oo sheegay in ay dhamaanba saraakiishii tababarayaasha Iskutaga Imaaaraadka Carabta joogaan deegaannada Puntland.


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Garoowe Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip