[Deg Deg ]:- Gudoomiye Ciro Oo Ganafka Ku Dhuftey Dalab Uu Maanta Madaxweyne Muuse Biixi Kaga Codsadey Inuu U Raaco Safarka Dalka Imaraadka + [ Akhriso ]

0
Tuesday March 13, 2018 - 17:44:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg ]:- Gudoomiye Ciro Oo Ganafka Ku Dhuftey Dalab Uu Maanta Madaxweyne Muuse Biixi Kaga Codsadey Inuu U Raaco Safarka Dalka Imaraadka + [ Akhriso ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta

xafiiskiisa kulan kula yeesha gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka iyo shir gudoonka golayaasha guurtida iyo wakiilada .

Image may contain: 2 people, sunglasses



Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu kulankaas laba gudoomiye xisbi mucaarid uu kaga codsadey in ay u raacaan dalka Imaraadka carabta oo uu galabta safar deg deg ah ugu baxay .


Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa ilo xog ogaal ah oo soo gaadhay shabakada Ilaysnews.com u sheegen in uu ganafka ku dhuftey codsigaas isla markaana uu sheegay in aanu isagu u raaci doonin safarka uu ku tagaayo dalka Imaaradka carabta .


Balse waxaa codsigaas ka aqbalay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID FaysalCali Waraabe kaas oo ka mid ahaa wafigii galabta ka dhoofay Madaarka Hargeysa ee uu madaxweynaha Somaliland hogaaminaayey


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip