[Akhriso ]:- Faa'idooyin Mihiim Ah Oo Adeega Lacag Isku Bedelka Ee Zaad-ku U Leeyahay Bulshada Somaliland .

0
Tuesday March 13, 2018 - 07:03:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 476
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso ]:- Faa'idooyin Mihiim Ah Oo Adeega Lacag Isku Bedelka Ee Zaad-ku U Leeyahay Bulshada Somaliland .

    Hargeysa (Ilays-News):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay dhawaan soo saartey go,aamo lagu xadidaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay dhawaan soo saartey go,aamo lagu xadidaayo

 lacagta lagu isticmaalyo adeegyada Zaad iyo E-Dahab ,taas oo ah in waxii ka yar 100 Dollar aan lagu isticmaali karin .


Shirkada Telesom oo ka duuleysa baahida Bulshadeeda ay u adeegto ayaa waxaa ay SameysaySystem Ama Adeeg bulshadeeda Faa,ido badan u leh kaas oo ah in lacagta Doller-ka ee ka yar $ 100 ee ugu jirta Mobile-dooda ay u bedelan karaan Shiling Somaliland , taas oo ay dadka qaar u fasirteen in Shirkadu Sarifle ay noqote balse aan xaqiiqdii sidaas aheyn .


Sidoo kale waxaa xusid mudan in adeegan lacag isku bedelku kaliyaata uu awood u leeyahay in qofkii Haysa Lacag Dollar ah oo ka yar $100 uu Shiling Somaliland u bedesho , balse Adeegani awood uma laha in qofkii Haysta Lacagta Shilin Somaliland aanu Dollar U Bedeli karin



Faa'idooyinka Uu Adegani Bulshada U Leeyahay


1. Waxaa Dhici karta in Qof Mobile-kiisa ay ugu jirto lacag ka yar $100 ,kaas oo aan Joogin meel magaalo ah oo uu kala bixi karo , waxaana uu adeegani u saamaxayaa in lacagtiisa u bedelan karo Shiling Somaliland Sidaas-naku isticmaali karo


2. Waxaa dhici karta in qof Safar ku jira uu u baahado lacagtiisa ugu jirta Telefoonkiisa oo ka yar $100 taas aanu kala bixi karin , balse adeegan ayaa awood u siinaya in uu lacagtiisa Shiling Somaliland u bedelan Karo


llaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip