[ Deg Deg ]:- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Kulan Dareen Badani Ka Dhashay Xafiiska Kula Yeeshay Xildhibaan Dogox + [ Sawiro ]

0
Wednesday February 14, 2018 - 19:22:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [ Deg Deg ]:- Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Kulan Dareen Badani Ka Dhashay Xafiiska Kula Yeeshay Xildhibaan Dogox + [ Sawiro ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta

xafiiskiisa ku qaabilay isla markaana kulan dareeno badani ka dhasheen uu la yeeshay xildhibaan Saleeban Daahir Cabdilaahi Dogox oo ka mid ah xildhibaanada golaha deeganka Hargeysa .

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing



Ilaa hada ma cada arimaha ay ka wada hadleen xildhibaanka iyo madaxweynuhu balse ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in kulankan la isku soo qaaday arimo ku saabsan mooshinka ay saxeexeen xildhibaano ka torsan golaha deeganku kaas oo ka dhan ah maayar Solteco .


xildhibaankan ayaa lagu tilmaama in uu noqon doono bedelka Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco oo xildhibaanada golaha deeganka Hargeysi ay qorsheynayaan in ay yeeshaan kala fadhi aan caadi aheyn oo ay xilka kaga qadayaan .


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip