Dhalinyaro Reer Hargeysa Ah Oo Baraha Bulshada Ka Bilowday Olole Ka Dhan Ah Maayar Soltelco + [ Akhriso ]

0
Wednesday February 14, 2018 - 15:54:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyaro Reer Hargeysa Ah Oo Baraha Bulshada Ka Bilowday Olole Ka Dhan Ah Maayar Soltelco + [ Akhriso ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Qaar kamid ah dhalinyarada magaalada Hargeysa ayaa baraha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Qaar kamid ah dhalinyarada magaalada Hargeysa ayaa baraha

bulshada ka bilaabay olole ay ugu magacdareen "U HIILI CAASIMADDA” kaasi oo ay kaga soo horjeedaan golaha deegaanka ee Hargeysa gaar ahaan Maayarka Caasimadda Cabdiraxmaan Soltelco.

No automatic alt text available.



Dhalinyaradan ayaa ku dhaliilaya masuuliyiinta dawladda hoose ee Hargeysa masuuliyad darrada ka muuqata shaqadooda, iyagoo sheegaya in wax-qabad la’aan ay ka dhaxleen golaha deegaanka caasimadda ee Hargeysa.


Ololahan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee lagaga soo horjeedo Maayarka caasimadda Hargeysa iyo golihiisa deegaanka xilli wakhti kooban uga hadhay muddo xiloodkooda.


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip