Ciidamadii Ugu Badnaa Ee Khaatumo Oo Maanta Somaliland Qarameysay +[ Muuqaal / Sawiro ]

0
Tuesday February 13, 2018 - 19:16:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadii Ugu Badnaa Ee Khaatumo Oo Maanta Somaliland Qarameysay +[ Muuqaal / Sawiro ]

    Widh Widh (Ilays-News):- Maanta waxaa Ayaa Degmada Balicad Ee G- Cayn Waxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Widh Widh (Ilays-News):- Maanta waxaa Ayaa Degmada Balicad Ee G- Cayn Waxaa

 Lagu Wareejiyey 200 Oo Askari Kuwaasi Oo Ahaa Ciidanka Khaatumo

Image may contain: 2 people, outdoor



Munasibadii Cidanka Lagu Wareejinayey Waxaa Kusugnaa Wasiirka Amniga Khaatumo Keyse Cabdi Yusuf Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Axmed Xaaji Cali Wasiirk ku xigeenka Maaliya Maxamed Cali Bashiir


Masuuliyiin Kale Oo Katirsan Xukuumada Khaatumo Taliyihii Ciidanka Lagu Wareejinayey Aaga Widhwidh Gaanshale Sare C/laahi Dheere Saraakiil Katirsan Cidanka Iyo Waxgaradka Deganakaasi Balicad

Image may contain: 8 people, crowd and outdoor

Image may contain: 10 people, outdoor

Image may contain: car and outdoor

Image may contain: 8 people, crowd and outdoor


Wasiirka Amniga Khaatumo Ayaa Cidanka Wareejiyey Isagoona Sheegay In Ay Kamid Tahay Qadobadii Ay Ku Heshiiyeen Soomaliland Kana Uu Yahay Mid Fulay Maanta


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Widh Widh Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip