Maxkamada Hargeysa Oo Saaka Xukun Mucjiso Ah Riday + [Muuqaal]

0
Tuesday February 13, 2018 - 13:55:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Hargeysa Oo Saaka Xukun Mucjiso Ah Riday + [Muuqaal]

    Hargeysa (Ilays-News):- Maxkamada degmada Hargeysa ayaa waxaa ay saaka xukun ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Maxkamada degmada Hargeysa ayaa waxaa ay saaka xukun ku

riday 5 nin oo ka ganacsaayey xayawaanka Diinka isla markaana laba nin ay maqane yahiin


Maxkamada ayaa ku xukuntey midkiiba saddex sanno oo xadhig ah isla markaana aan iib laheyn iyo waliba min saddex million oo shiling Somaliland ah



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip