Dibadbaxyo Rabshada Wata oo Ka Dhacay Dalka Giriiga + [ Arimaha Laga Qabanaayo ]

0
Saturday January 13, 2018 - 08:03:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dibadbaxyo Rabshada Wata oo Ka Dhacay Dalka Giriiga + [ Arimaha Laga Qabanaayo ]

    Giriiga (Ilays-News):- Booliska rabshadaha ka hortaga ee dalka Giriiga ayaa u suntan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Giriiga (Ilays-News):- Booliska rabshadaha ka hortaga ee dalka Giriiga ayaa u suntan

 dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday kumanaan ruux oo Jimcihii isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee magaalada Athens.


Dadkan ayaa ka careysnaa qodob sharci ah oo gunti-isku-giijin dhinaca dhaqaalaha oo ay dowladda rabto in ay dowlada soo saarto Isniinta.

Image may contain: 2 people



Booliska ayaa qaaca ilmada keena ku tuuray dibadbaxayaal aanan badneyn oo isku dayay in ay galaan aqalka baarlamaanka. Ma jirin wax dhaawac ah oo laga soo wariyay dhacdadaasi.


Gunti-isku-giijinatan cusub ee dhinaca dhaqaalaha ah ee keenay dibadbaxyada ayaa yareyn doonto xuquuqda shaqaalaha ay u leeyihiin in ay mudaaharaadaan.


Ilaysnews/London Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip