Baarlamaanka Jabuuti Oo Ansixiyay Wax Ka Badel Lagu Sameeyey Kootada Haweenka Ee Baarlamaanka Dalkaasi + [ Akhriso ]

0
Friday January 12, 2018 - 12:43:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 79
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Jabuuti Oo Ansixiyay Wax Ka Badel Lagu Sameeyey Kootada Haweenka Ee Baarlamaanka Dalkaasi + [ Akhriso ]

    Jabuuti (Ilays-News):- Baarlamaanka Jabuuti oo ka kooban 65 xildhibaan ayaa maanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabuuti (Ilays-News):- Baarlamaanka Jabuuti oo ka kooban 65 xildhibaan ayaa maanta

meel mariyay xeer dhigaya in boqolkiiba 25 ay leeyihiin haweenku, iyado marki hore ay haweenku la hayeen boqolkiiba 10.


Xeerkan ayaa dhaqan galaya isla dorashada baarlamanka ee Jabuuti ka qabsoomi doonta 23 bisha Feb 2018.

Image may contain: one or more people, crowd and outdoor



Xildhibaannada mucaaradka ee BaarlamankaJabuti ayaa ku doodaya in tirada kuraasta dumarka la kordhiyo oo laga dhigo 50%.


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip