Fadhi Aan Caadi Aheyn Oo Deg Deg Ah Oo La Isu Yeedhay Golaha Guurtida Somaliland + [ Arimaha Soo Kordhay Ee La Soo Hor Dhigi Doono ]

0
Tuesday January 09, 2018 - 09:56:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 484
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Fadhi Aan Caadi Aheyn Oo Deg Deg Ah Oo La Isu Yeedhay Golaha Guurtida Somaliland + [ Arimaha Soo Kordhay Ee La Soo Hor Dhigi Doono ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Mudanayaasha golaha guurida Somaliland ayaa waxaa la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Mudanayaasha golaha guurida Somaliland ayaa waxaa la

 isku yeedhay fadhi aan caadeyn aheyn in ay isku yimadaan xili uu golahaasi ku jiro fasixiisii caadiga ahaa


Xoghayenta golahaasi ayaa dhamaan xildhibaanada guurtida ku war galisay in maalinta Arbacada ee Bari bishuna tahay 10.01.2017 ay isku yimadaan fadhi aan caadi aheyn oo goluhu yeelan doono



Shabakada Ilaysnews.com oo xidhiidho la sameysay xildhibaano ka tirsan golahaasi isla markaana weydiisay arimaha la filaayo in ay kaga hadlaan ama lagu soo hor dhigo kal-fadhigaas aan caadiga aheyn ayaa waxaa ay xildhibaanadu noo shegeen in ay kaga hadli doonan arimaha bariga Somaliland ka soo kordhay


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip