Sacuudiga Oo Si Kulul U Cambaareeyay Go'aanka Trump Ee Quddus + [ Maxuu Yidhi ]

0
Thursday December 07, 2017 - 14:15:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sacuudiga Oo Si Kulul U Cambaareeyay Go'aanka Trump Ee Quddus + [ Maxuu Yidhi ]

    Riyaad (Ilays-News):- Sacuudiga ayaa cambaareeyay go'aanka Mareykanka ugu aqoonsaday Quddus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Riyaad (Ilays-News):- Sacuudiga ayaa cambaareeyay go'aanka Mareykanka ugu aqoonsaday Quddus

inay tahay caasimadda Israa'iil, iaydoo ay sii kordheyso cambaareynta caalamiga ah ee go'aankaasi.


War qoraal ah oo ay boqortooyada Sacduuiga soo saartay ayay ku sheegtay in go'aanka Trump uu yahay mid ' aan cudur daar lahayn''

Image result for Boqorka Sucuudiga



Trump Wuxuu kaloo ku dhawaaqay in safaaradda Maraykanka laga rari doono magaalada Tel Aviv oo loo rari doono Quddus.


Wuxuu sheegay Mr Trump in go'aankaas aan loola jeedin in Maraykanku uu faraha ka qaaday sidii ay uga go'nayd in nabad waarta laga gaaro bariga dhexe.


Falastiiniyiinta ku nool koofurta marinka Qasa oo hadalkaas aad uga caraysan ayaa gubay sawirka Mr Trump, kan ra'iisul wasaaraha Israa'iil iyo calanka Yuhuudda.


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip