[Daawo ]:- Boqorka Jordan Iyo Madaxweynaha Turkiga Oo Si Kulul Uga Hadley Go,aan Trump Ee Magaalada Qudus , Baaq Deg Deg Ahna Soo Jeediyey

0
Thursday December 07, 2017 - 14:05:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 575
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Daawo ]:- Boqorka Jordan Iyo Madaxweynaha Turkiga Oo Si Kulul Uga Hadley Go,aan Trump Ee Magaalada Qudus , Baaq Deg Deg Ahna Soo Jeediyey

    Ankara (Ilays-News):- Madaxweynaha dalka Turkiga iyo Boqorka dalka Jordan oo kulan yeeshay ayaa waxaa ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ankara (Ilays-News):- Madaxweynaha dalka Turkiga iyo Boqorka dalka Jordan oo kulan yeeshay ayaa waxaa ay

si wada jir ah si kulul uga hadleen go,aankii madaxweyn Trump habeenkii xalay aheyd caasimada Israel ugu aqoonsadey magaalada Qudus


Boqor Cabdla ayaa waxaa uu sheegay in Qaramada midoobey ay ka codsanayaan in la joojiyo hadal ka soo yeedhay Madaxweyne Trump ee uu magaalada Qudus ugu aqoonsadey caasimada Yuhuuda ee Israel .



Sidoo kale madaxweynaha Turkiga ayaa isna cadeeyey in go,aankaasi uu dhibaato weyn ku abuuri doono bariga dhexe ee dalalka caalamka hadii si deg deg loo joojin waayo


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip