[Daawo] :- Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Si Adag Uga Jawaabay Go'aanka Trump Ee Qudus

0
Thursday December 07, 2017 - 09:57:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Daawo] :- Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Si Adag Uga Jawaabay Go'aanka Trump Ee Qudus

    New York (Ilays-News):- Xoghayaha guud ee hay'adda Qaramada Midoobay Antonio Guterras, ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

New York (Ilays-News):- Xoghayaha guud ee hay'adda Qaramada Midoobay Antonio Guterras, ayaa

sheegay in aysan jirin wax lagu beddelo xal u raadinta Israa'il iyo Falastiin, waxa uuna ku tilmaamay mowqifka Mareykanku mid laga murugoodo.


Sidoo kale Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, oo booqasho ku jooga dalka Aljeria ayaa isna ku tilmaamay hadalka Trump wax laga xumaado, waxa uuna ku baaqay dadaalo nabadeed iyo in laga fogaado rabshado.



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip