[ Deg Deg] :- Madaxwaynaha Maraykanka Trumo Oo Iminka Ku Dhawaaqay In Magaalada Qudus Ay Tahay Caasimada Israel + [ Muuqaal ]

0
Wednesday December 06, 2017 - 21:46:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [ Deg Deg] :- Madaxwaynaha Maraykanka Trumo Oo Iminka Ku Dhawaaqay In Magaalada Qudus Ay Tahay Caasimada Israel + [ Muuqaal ]

    Washington (Ilays-News):- Madaxweyne Trump ayaa Waxa uu sheegay in maanta laga bilaabo dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Washington (Ilays-News):- Madaxweyne Trump ayaa Waxa uu sheegay in maanta laga bilaabo dalka

mareykanku uu magaalada Qudus u aqoonsadey in ay tahay caasimada dalka Israel


Sidoo kale Trump waxaa uu kashifay in Madaxdii ka horaysay inay ku dhiiran waayeen inay Caasimada Qudus u Aqoon sadaan Caasimada Yahuuda.

Related image



Sidoo kale madaxweynaha Mareykanka ayaa waxaa uu wasaarada arimaha dibada ee dalkaasi ku amray in Safaradii Mareykanka ee dalka Israel ee hore ugu taalay magaalada Talaabiib loo raro magaalada Qudus .


Si kastaba ha ahaatee saacadihii ugu danbeeyey waxaa jiray dhigniino ay madaxda carabta iyo dalalka kale ee caalamku u direen Trump uu ay ua digeen in uu go,aanka Qaato


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/USA Desk

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip