Hogaamiyaha Mucaaridka Dalka Jabuuti Oo Geeriyoodey Iyo Dalka Lagu Aasey +[ Muuqaal ]

0
Wednesday September 13, 2017 - 19:36:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 414
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyaha Mucaaridka Dalka Jabuuti Oo Geeriyoodey Iyo Dalka Lagu Aasey +[ Muuqaal ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Hogaamiyaha mucaaridka dalka Jabuuti Axmed Yusuuf Xumud ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Hogaamiyaha mucaaridka dalka Jabuuti Axmed Yusuuf Xumud ayaa

 waxaa uu ku geeriyoodey Dalka Faransiiska maalintii Axadii ee todobaadkan balse waxaa la shaaciyey geeridiisa maanta oo Arbaco Ah


Hogaamiyaha ayaa dalkaasi u joogay xaalad caafimaad isla markaana waxaa halkaasi uga socotey daaween dhinaca madaxa ah



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip