[ Deg Deg ] :- Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Digniintii Ugu Adkeyd U Diray Xukuumada Somaliland + [Muuqaal ]

0
Wednesday September 13, 2017 - 17:21:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1645
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [ Deg Deg ] :- Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Digniintii Ugu Adkeyd U Diray Xukuumada Somaliland + [Muuqaal ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa oo maanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa oo maanta

 digniintii ugu adkeyd uu u diray xukuumada Somaliland isaga oo ugu baaqay in hantida Umada ay ilaaliso


Gudoomiyaha ayaa sheega in Hantida Umada ee ay xukuumadu gacant aku hayso ay dhamaan saddexda xisbi dhex u yahiin oo cid lehi aaney jirin .


Cabdi Qaadir Iiman Waxaa uu si adag uga digay in xisbiga xukuumadu uu olalaha ku galo telefiishanka Dawlada , Idaacada Dawlada , Baabuurta Dawlada iyo Shidaalka Dawlada



Sidoo kale Gudoomiyaha kominshanka Doorashooyinka waxaa uu ka digay in wasiirada Xukuumada ee  u olaleyna ay isticmaal marka ay olalaha ku jiraan Baabuurka Dawlada iyo Shidaalka Dawlada 


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip