Wafti Balaadhan Oo Ka Kooban Madax Dhaqameedka Beesha Garxaajis Oo Borama Gaadhey Iyo Ujeedka Safarkooda +[ Muuqaal ]

0
Wednesday September 13, 2017 - 16:44:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti Balaadhan Oo Ka Kooban Madax Dhaqameedka Beesha Garxaajis Oo Borama Gaadhey Iyo Ujeedka Safarkooda +[ Muuqaal ]

    Borama (Ilays-News):- Wafti balaadhan oo ka kooban madax dhaqameedka beesha Garxaajis ayaa waxaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Borama (Ilays-News):- Wafti balaadhan oo ka kooban madax dhaqameedka beesha Garxaajis ayaa waxaa

ay maanta gaadheen magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal


Madax dhaqameedkan ka socdey beesha Garxaajis ayaa waxaa duleedka magaalada Borama kaga hor tagay isla markaana ku soo dhaweeyey madax dhaqameedka beelaha dega gobalada Awdal iyo Salal



Qado sharaf ayaa waxaa madax dhaqameedkan loogu sameeyey Hotel Rays ee magaalada Borama isla markaana ma cada ujeedka rasmiga ah ee ay madax dhaqameedkani u tageen magaalada Borama .


Waftigan Madax dhaqameedka ah ayaa waxaa ka mid ah Suldaanka guud ee beelaha Habar Yoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani iyo boqor Raabi


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Ilaysnews/Borama Desk

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip