Musharax Ciro Oo Mar Labaad Balaan Qaad Culus U Sameeyey Ciidamada Qaranka , Si Adagna Uga Hadley Xaalada Berbera +[ Muuqaal ]

0
Wednesday September 13, 2017 - 14:12:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 673
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Ciro Oo Mar Labaad Balaan Qaad Culus U Sameeyey Ciidamada Qaranka , Si Adagna Uga Hadley Xaalada Berbera +[ Muuqaal ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddan Cabdiraxmaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddan Cabdiraxmaan

Ciro oo maanta khudbad ka jeediyey munaasibad soo dhaweyn ah oo xisbiga Waddani u sameey Beel ka mid ah beesha Ciise Muuse oo maanta ku soo biirtey ayaa wax uu mar labaad balan qaad culus u sameeyey ciidamada qaranka Somaliland 


Musharax Ciro ayaa sheegay in ciidamada Qaranka uu u sameyn doono xafiiska xaq siinta ciidamada qaranka marka ay ciidamadu hawl gab noqdaan ama hawlo kale la soo darsaan

Image may contain: 1 person, smiling



" Aniga oo hore balaan qaad culus ugu sameeyey ciidamada qaranka maanta na waxaan balan kale ugu qaadayaa ciidamada in aan u sameyn doono xafiiska xaq siinta ciidamada qaranka marka ay dhintaan , marka ay hawl gab noqdaan iyo marka ay hawl kale la soo daristo " ayuu yidhi Musharax Ciro


Sidoo kale Musharax Cabdiraxmaaan Ciro ayaa waxaa uu si adag uga Hadley xaalada ay ku sugan tahay magaalada Berbera


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip