[Deg Deg ]:- Muuse Biixi Oo Saaka Safar Qarsoodi Ah Kaga Dhoofay Madaarka Hargeysa + [ Halka Uu Ku Sii Jeedo ]

0
Wednesday September 13, 2017 - 13:44:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1034
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg ]:- Muuse Biixi Oo Saaka Safar Qarsoodi Ah Kaga Dhoofay Madaarka Hargeysa + [ Halka Uu Ku Sii Jeedo ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa

waxaa uu saaka garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa kaga dhoofay safar qarsoodi ah oo warbaahinta laga qariyey


Gudoomiyaha ayaa safarkan waxaa uu ugu baxay dalka Imaraadka Carabta halkaas oo ay ku sugan yahiin wafti Wasiiro ah oo ay ka mid yahiin Wasiirada Madaxtooyada , Qorsheynta iyo Maaliyada isla markaana kulmo la qaadanaayey masuulyiinta shirada Dp World

Image result for Muuse Biixi oo



Muuse Biixi ayaa la filayaa in wasiiradaasi ay la kulansiiyaan madaxda shirkada Dp World isla markaana ma cada ujeedka uu kulankaasi daaran yahay .


Shirkada Dp World ayaa dhawaan xukuumada Somaliland si rasmi ah ugu wareejisay maamulka Dekada Berbera taas oo ila hada buuq iyo shaqo joojin ka jirto dekadii Berbera


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip