Madaxtooyada Maamulka Puntland Oo Si Kulul Uga Hadashey Dhiibistii Qalbi Dhagax +[ Muuqaal ]

0
Wednesday September 13, 2017 - 08:18:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyada Maamulka Puntland Oo Si Kulul Uga Hadashey Dhiibistii Qalbi Dhagax +[ Muuqaal ]

    Garoowe (llays-News):- Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay aragtidiisa ku aadan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe (llays-News):- Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay aragtidiisa ku aadan

 Dhiibistii muranka baddan uu ka dhashay ee Dowladda Soomaaliya ugu gacan gelisay Itoobiya Sarkaal ka tirsan Jabhadda ONLF C/kariin Sheikh Muuse Qalbi dhagax.


 

Wasiiru Dowladaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Gobolada ee Puntland Bashiir C/raxmaan Xaaji Gurxan ayaa sheegay in aragtidiisa shaqsiyadeed iyo tan dowladda Puntlandba ay taageersanyihiin talaabada ay qaaday dowladda Federalka ee Soomaaliya.



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Garoowe Desk

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip