Shirkadda Apple Oo Soo Saaraysa Taleefoonkii Ugu Casrisanaa Abid Iyo Nooca Uu Yahay + [Muuqaal ]

0
Wednesday September 13, 2017 - 08:07:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Apple Oo Soo Saaraysa Taleefoonkii Ugu Casrisanaa Abid Iyo Nooca Uu Yahay + [Muuqaal ]

    USA (Ilays-News):-Muddo 10 sano ah ayaa laga soo wareegay markii ugu horeysay ee shirkadda Apple ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

USA (Ilays-News):-Muddo 10 sano ah ayaa laga soo wareegay markii ugu horeysay ee shirkadda Apple ay

soo saartay taleefoonada gacanta ee casriga ah, balse 10 guuradeeda awgeed ayaa waxaa hadda lasoo saarayaa kii ugu casrisanaa ebed.


Inkasta oo isbadalo badan lagu sameeyay taxanaha taleefoonada Apple ee IPhone loo yaqaano, ayaa haddana isbadalka hadda lagu samaynayo uu yahay kii ugu weynaa inta la xusuusanyahay taariikhda ama xitaa maskaxda bini'aadamka ay sawiran karto in ay suurtogal tahay.

Image may contain: phone



Xeeldheerayaasha tiknoolajiyadda ayaa sheegaya in qiimaha taleefoonka cusub oo lagu magacaabo IPhone X uu noqon doono mid aad u sareeya.


Waxa uu leeyahay naqshad cusub oo xoodan, waxa ku rakiban aalad wajiga lagu aqoonsan karo, iyo waliba tasiilaad kale oo aad u badan.


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip