Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Hadley Garsoorayaal U Olaleeyey Xisbiga Kulmiye .

0
Tuesday September 12, 2017 - 21:51:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1299
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Hadley Garsoorayaal U Olaleeyey Xisbiga Kulmiye .

    Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali waxaa uu si dadban

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali waxaa uu si dadban

uga hadley garsoorayaal ka tirsan maxkamada Hargeysa oo u olaleeyey xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye


Gudoomiyaha ayaa waxaa uu dhamaan garsorayaasha uga digay in ay ku dhex milmaan siyaasada iyo xisbiyada



Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Uu Gudoomiyuhu Soo Saarey

No automatic alt text available.


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip