Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Sanaag Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamey Gobalka Sanaag

0
Thursday October 27, 2016 - 10:49:07 in Somali News by Super Admin
  • Visits: 462
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Sanaag Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamey Gobalka Sanaag

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Sanaag Mukhtaar Maxmuud Cilmi (Mukhtaar Dabxaan) Ayaa Galabta Maruu Qaar Ka Mida Warbaahinta La Hadlay Waxa Uu Baaq Nabadeed U Labada Beelood Walaalaha Ah Ee Dirirta Soo Noq Notay Ku Dhex Marayso Deegano Hoos yimaada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Sanaag Mukhtaar Maxmuud Cilmi (Mukhtaar Dabxaan) Ayaa Galabta Maruu Qaar Ka Mida Warbaahinta La Hadlay Waxa Uu Baaq Nabadeed U Labada Beelood Walaalaha Ah Ee Dirirta Soo Noq Notay Ku Dhex Marayso Deegano Hoos yimaada Degmada Ceelafwayn Ee Gobalka Sanaag Isagoo Ugu Baaqay Inay Joojiyaan Dagaalka Xaalada Ku Soo Dabaalan Amaan.
Waxa Uu Sidoo Kale Ugu Baaqay Madaxdhaqameedka Degmada Ceelafwayn Inay Ka Qayb Qaatan Nabad Galyeda Labada Beelood Ee Walaalaha Boqor Cismaan Maxamuud (Buurmadaw) Waxa Uu Soo Jeediyey Inuu Soo Afjaro Dagaalka Labada Beelood Ee Walalaha Maadama Uu Yahay Boqor Inta Badan Looga Bartay Nabadaynta Colaadaha Geeska Africa Uu Tana Sida Ugu Dhakhsaha Badan U Soo Afjaro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Baaqan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip