taageero: garyaqaan barkhad jaamac xirsi "batuun" jagada madaxweyne ku-xigeen ee xisbigga waddani.

0
Thursday October 27, 2016 - 10:47:33 in Somali News by Super Admin
  • Visits: 503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    taageero: garyaqaan barkhad jaamac xirsi "batuun" jagada madaxweyne ku-xigeen ee xisbigga waddani.

    Aniga oo ka mid ah taageerayaasha xisbigga WADDANI, waxaan si mugle u taageeraya Garyaqan Barkhad Jaamac Xirsi " Batuun " , oo ku dhawaaqay inuu u sharaxanyahay jagada Madaxwayne Ku-Xigeenimo ee xisbigga WADDANI, oo haatan ay kula tartamaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aniga oo ka mid ah taageerayaasha xisbigga WADDANI, waxaan si mugle u taageeraya Garyaqan Barkhad Jaamac Xirsi " Batuun " , oo ku dhawaaqay inuu u sharaxanyahay jagada Madaxwayne Ku-Xigeenimo ee xisbigga WADDANI, oo haatan ay kula tartamayaan 5 musharax oo kasoo jeeda Gobolka Awdal.
 Mudadii uu xilalka kala duwan kasoo qabtay Xukuumadda Kulmiye iyo Xisbigga WADDANI, , Garyaqaan Barkhad wuxuu muujiyay karti iyo hufnaan, xilkasnimo dheeraad ah, wadaninimo iyo daacidnimo. Waa geesi aan gaban iyo halyeeyay u heelan horumarka Somaliland. Waa aqoonyahan garyaaqana oo hanan kara xilkaas. Waxaan ku boorinayaa dhamaan dhalinyaradda Xisbigga WADDANI , ergooyinka qurbajoogta iyo Gobolada kale ee Somaliland , inay codkooda siiyaan garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi " Batuun "..

Ali Ibrahim Jaamac ,Toronto.

Alibrahim100@yahoo.com.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip